Isku xirrada

War

Qarax ka Dhacay Magaalada Boosaaso

  • Faduma Yasin

Qarax ka Dhacay Magaalada Boosaaso

Qarax ka Dhacay Magaalada Boosaaso

Ugu yaraan 3 ka tirsan ciidamada amniga Puntland ayaa dhintay kaddib qarax ka dhacay Boosaaso.

Qaraxan ayaa dhacay xilli ay ciidamada amnigu isku dayayeen inay qaadaan miino la dhigay goob waddo. Ciidamada ayaa sidoo kale goor hore ka hortagay qaraxyo kale iyagoo waliba ciidamadu qaaday la dhigay goobo kale oo magaalada ah.

Qaraxan maanta ayaa ku soo beegmaya booqasho uu Boosaaso ku yimid ra'iisul-wasaaraha DKMG Cabdiweli Max'ed Cali.

XS
SM
MD
LG