Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax ka Dhacay Guriceel


Qarax ka Dhacay Guriceel
Qarax ka Dhacay Guriceel

Guddoomiyaha Degmada Guriceel ayaa ka badbaaday qarax maanta halkaas lagula beegsaday, iyada oo qaraxu uu dilay labo dhalinyaro ah

Guddoomiyaha Degmada Guriceel ayaa ka badbaaday qarax maanta halkaas lagula beegsaday, iyada oo qaraxu uu dilay labo dhalinyaro ah.

Qaraxan maanta ka dhacay degmada Guriceel ee Gobolka Galguduud ayaan wali cidi sheegin, hase yeeshee, waxa qeybo gobolka ka mid ah maamula maleeshiyada Al-Shabab.

Wixii kasoo kordha qaraxan kala soco VOA.

XS
SM
MD
LG