Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax ka Dhacay Garbaaharay


Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhintay qarax lala beegsaday magaalada Garbahaaray ee gobolka Gedo

Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhintay qarax lala beegsaday magaalada Garbahaaray ee gobolka Gedo.

Qaraxyadani waa kuwo ku soo noqnoqda deegaamada ay ciidamada DKMG ee Somalia iyo kuwa Ethiopianka ahi ay ka qabsadeen xoogagga ururka Alshabab.

Warka oo dhan, hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG