Isku xirrada

War Deg-Deg ah

4 ku Dhimatay Qarax ka Dhacay Garrisa


4 ku Dhimatay Qarax ka Dhacay Garrisa
4 ku Dhimatay Qarax ka Dhacay Garrisa

Habeenkii xalay ahaa markii xiligu kala wareegayey ayaa qarax iyo rasaasi ka dhaceen goob lagu caweeyo (night club) oo ku taalla Garrisa

Habeenkii xalay ahaa markii xiligu kala wareegayey ayaa qarax iyo rasaasi ka dhaceen goob lagu caweeyo (night club) oo ku taalla Garrisa.

Xiliga qaraxu dhacay ayaa dadweynah reer Kenya ay telefishanada ka daawanayeen khudbad uu Madaxweyne Moi Kbakijeedinayey.

Ilaa iyo hadda lama oga cidda ka dambeysay qaraxyadii xalay ka dhacay magaalada Garrisa, xarunta gobolka Woqooyi-bari, Kenya.

XS
SM
MD
LG