Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Addis Ababa: Qarax 24 Qof ku Dhaawacay Masjid


Waraka ka imaanaya magaalada Addis Ababa, ayaa sheegaya in ugu yaraan 24 qof ay dhaawacmeen, kadib markii bamb gacmeed lagu tuurey masjidka weyn ee Anwar ee ku yaalla xaafadda Markaato.

Mas'uuliyiinta dowladda, ayaa sheegay in aan cidna ku dhiman qaraxaasi ka sakow 24 qof ee dhaawacantay.

Qaraxan, ayaa dhacay kadib salaaddii Jimcaha, xilli munaasabad ay ka socotay xarrunta masjidka.

Illaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay mas'uuliyadda qaraxa.

XS
SM
MD
LG