Isku xirrada

War

Qaahira: Xorriyadda Shacabka


Qaahira: Xorriyadda Shacabka

Qaahira: Xorriyadda Shacabka

Dadka dalka Masar ayaa sheegay inay dareemayaan xorriyad aad u ballaaran, tan iyo markii uu dalka isaga baxay.

Maalintii labaad ayaa dadka dalka Masar uu u baryay waa uusan madaxweyne ka ahayn dalkaasi Maxamed Xusni Mubaarak. Dadku waxay sheegayaan inay dareemayaan xorriyad iyo kalsooni ay fikradohooda ku cabiri karaan.

Haddaba muxuu yahay culeyska dadkaasi saarnaa ee ay iska dul qaadeen. Maxayse ka aamisan yihiin nidaamka military ee haatan sida kmg ah talada ula wareegay.

Mahad Maxamed Salaad oo degan Masar ayaa sheegay in weli dadku ay dalbanayaan in la bedelo guud ahaan nidaamka.

XS
SM
MD
LG