Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo Odayaal ku Xirxirtay Bosaaso


Puntland oo Odayaal ku Xirxirtay Bosaaso
Puntland oo Odayaal ku Xirxirtay Bosaaso

Maamulka Puntland ayaa xir xiray odayaal ka soo kala jeeda laba beelood oo horey ugu dagaalamay gobolka Bari.

Maamulka Puntland ayaa xir xiray odayaal ka soo kala jeeda laba beelood oo horey dhowr jeer ugu dagaalamay gobolka Bari.

Inkastoo aan tiradooda rasmiga ah la haynin odayaashan la xirxiray ayaa haddana wararka qaar ay sheegayaan in ay kor u dhaafayaan 40meeyo. Waxaana xariggoodu uu yimid ka dib markii laba maalmood oo isku xigta ay dilal ka dhaceen degmada Kobdhexaad iyo magaalada Boosaaso.

Mas'uuliyiinta Puntland weli si rasmi ah ugama ay hadlin xariggaasi.

XS
SM
MD
LG