Isku xirrada

War

Puntland oo Nafaqo-darro ka Digtay


Puntland oo Nafaqo-darro ka Digtay

Puntland oo Nafaqo-darro ka Digtay

Wasiirka Caafimaadka Puntland ayaa VOAda u sheegay in xaalado nafaqo-darro iyo kuwa macluul ay ka jiraan xeryaha ay deggan yihiin dadka soo barakacay.

Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali Cabdullaahi Warsame ayaa isaga oo VOAda u waramaya sheegay inay jiraan xaalado nafaqo-darro iyo kuwa macluul oo ka jira xeryaha ay deggan yihiin dadka soo barakacay.

Wasiirku waxa uu intaas ku daray in Puntland ay hay'adaha caalamiga ah ogeysiisay baahida ka jirta xeryaha ay ku nool yihiin dadka baracayaashu.

Warbixinta oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG