Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo Diiday Muddo Kordhinta


Puntland oo Diiday Muddo Kordhinta
Puntland oo Diiday Muddo Kordhinta

Maamul-gobolleedka Puntland ayaa ka soo horjeestay muddo kordhinta ay sameysteen baarlamaanka KMG ee Soomaaliya

Maamul-gobolleedka Puntland ayaa ka soo horjeestay muddo kordhinta ay sameysteen baarlamaanka KMG ee Soomaaliya.

War qoraal ah oo laga soo saaray shir ay yeesheen golaha wasiirrada ee Maamul-gobolleedka Puntland ayaa lagu sheegay in marxallada ay haatan Somalia ku jirto darteed aan loo baahnayn muddo kordhin lagu sameeyo waqtiga baarlamaanka KMG ee Somalia.

Warkaasi qoraalka ayaa lagu sheegay in Puntland aysan aqabali doonin go'aan kasta oo ka soo baxa baarlamaanka KMG ee Somalia.

XS
SM
MD
LG