Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo Beenisay Warkii Somaliland


Puntland
Puntland

Wasiirka warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiid ayaa shalay uu VOA u sheegay in heshiisyo illaa iyo shan qodob ka kooban ay la galeen odayasha iyo garaaddada gobolka Sool qaarkood, kadib kulan ka dhacay deegaanka Awr-boogeys ee Sool.

Balse wasirika warfaafinta Puntland Maxamuud Xassan Soocadde, oo la soo xiriirey VOA, ayaa sheegay in aaney waxba ka jirin heshiisyada uu sheegay wasiirka warfaafinta Somaliland.

Soocadde ayaa Somaliland ku eedeyay “inay qeyb ka yihiin hurinta colaadaha gobolka ka aloosan”. Jamaal Axmed Cismaan ayuu wasiir Soocadde khadka telefoonka ugu warramay.

Puntland oo u jawaabtay Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:48 0:00


XS
SM
MD
LG