Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qudbadihii Xalay Laga Jeediyay Shirkii Dimuqraaddiga


Shirweynihii xisbiga Dimoqraadiga ayaa maanta galaya maalibtiisii ugu dambaysay, habeenkii xalay ahaana waxaa laga jeediyey qudbado culus.

Hoggaamiyaysasha hadlay waxaa ka mid ahaa Madaxweyne ku xigeenka xilku kasii dhammaanayo Joe Biden, musharraxa ay Hillary Clinton u xulatay madaxweyne ku xigeenka Tim Kaine. Khudbada ugu culusna waxaa jeediyey Madaxweyne Barack Obama.

Haaruun Macruuf oo ka qeyb galaya shirka xisbiga Dimuqraaddiga, ayuu uga waramay Xuseen Barre Aaden qudqabdihii la jeediyay.

Dhageyso Wareysiga Shirka Dimuqraaddiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:14:05 0:00

XS
SM
MD
LG