Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland: Ma Aragno Sabab DFKMG Xiliga Loogu Kordhiyo

A man walks past a painting by German artist Anke Doberauer at the Museum of Civilizations from Europe and the Mediterranean (MuCEM) in Marseille, France.

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta Maamul-goboleedka Puntland, Cabdiqani Salaad Gurey ayaa sheegay in doorasho la qabtaa ay muhiim tahay.

Wasiir-ku-xigeenka ayaa sheegay in DKMG ahi ay dayacday hawlo badan oo inay fuliso muddo dheer laga sugayey.

Warbixin arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG