Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland: Diyaar-garowga Abaaraha


Madaxtooyada Puntland
Madaxtooyada Puntland

Kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada ee Puntland ayaa Maamul-goboleedku u qoondeeyey 200,000 dollar oo abaaraha wax lagaga qabanayo

Kulan ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada ee Puntland ayaa Maamul-goboleedku u qoondeeyey 200,000 dollar oo abaaraha wax lagaga qabanayo.

Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah, Daa'uud Maxamed Cumar ayaa sheegay in talaabadani ay tahay wajigii koowaad. Wajiga labaad ayaa la filayaa in maamulku marti qaado ganacsata si ay iyaguna u yaboohaan wixii abaaraha Puntland ka jira wax lagaga qaban lahaa.

Warbixinta oo dhameystiran, qeybta hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG