Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ku Biiray Xisbiga Kulmiye


Axmed Ismaaciil Samatar
Axmed Ismaaciil Samatar

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo muddo dheer macallin ka ahaa Jaamacadda Macalester ee Gobolka Minnesota horeyna ugu tartamay jagada madaxweynenimada Soomaaliya ayaa maanta sheegay inuu ku biiray xisbiga haya talada Somaliland ee Kulmiye.

Weriyahaga Boorama Haashim Sheekh Cumar Good ayaa la kulmay waxana uu weydiiyey go’aankan uu qaatay sida uu ku yimid.

Prof. Samatar oo ku biiray xisbiga Kulmiye
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:40 0:00

XS
SM
MD
LG