Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Prof. Ibbi: Cabsi kama Jirto Xadka Badda Somalia


Prof. Ibbi: Cabsi kama Jirto Xadka Badda Somalia
Prof. Ibbi: Cabsi kama Jirto Xadka Badda Somalia

Wasiirkii hore ee Kalluumeysiga ee DKMG, Prof. Ibbi ayaa sheegay in is-fahamkii ay saxeexeen ay ka noqdeen markii Kenya khilaaftay

Wasiirkii hore ee Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee DKMG, Prof. Cabdiraxmaan Sheekh Aadam (Ibbi) ayaa sheegay in is-fahamkii ay saxeexeen ee ku saabsanaa xadka Badda Somalia ay ka noqdeen markii Kenya khilaaftay wixii la isku afgartay.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG