Isku xirrada

War Deg-Deg ah

OXFAM oo ka Deyrisay Xeryaha Dhadhaab


OXFAM oo ka Deyrisay Xeryaha Dhadhaab
OXFAM oo ka Deyrisay Xeryaha Dhadhaab

Sarkaal ka tirsan hay'adda gargaarka ee OXFAM, ayaa sheegay in kumannaan Soomaali ah ay hoy la'aan ku hayso xeryaha Dhadhaab.

Kumannaan qaxooti Soomaali ah oo ka qaxay abaaraha Soomaaliya ayaa waxaa hoy ay ka raadinayaan xerayaha qaxootiga ee Dhadhaab ee dalka Kenya, halkaasoo abaarta iyo macluusha ku dhufatay Geeska Afrika ka hor uu ciriir weyn uu ka jiray.

Jeremy Hobbs oo ah agaasimaha fulinta ee hay’adda gargaarka ee OXFAM oo booqasho ku tegay ku tegay Dhadhaab, ayaa VOA uga warramay xaaladaha uu halkaasi ku arkay.

XS
SM
MD
LG