Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Oregon: Maxamed Cusmaan oo Maxkamad Maanta Hortagaya


Oregon: Maxamed Cusmaan oo Maxkamad Maanta Hortagaya
Oregon: Maxamed Cusmaan oo Maxkamad Maanta Hortagaya

Maxamed Cusmaan Maxamuud oo loo qabtay dambi la xiriira argagixisonimo ayaa maanta maxkamad hortagaya si dacwad loogu qaado

Nin dhaliyaro oo asal ahaan Somalia kasoo jeeda, hase ahaatee hadda dhalashada Maraykanka haysta ayaa maanta maxkamad loo soo taagayaa dambigii loo qabtay ee ahaa inuu ku lug lahaa qarax Jimcihii hore lala damacsanaa in lagu qarxiyo meel dad badani iskugu imanayeen.

Keyse Jama oo madax ka ah urur lagu magacaabo Center for Intercultural Organizing ayaa sheegay in shalay bulshada Soomaaldiu ay shir jaraa'id qabteen, xoogaga amnigana u sheegeen inay jaaliyadda Soomaalidu ayna arrintaas la wadaagin ninka damacsanaa inuu falka geysto.

Wareysiga oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG