Isku xirrada

War

Obama oo Xalay jeediyay Khudbad


Obama oo Xalay jeediyay Khudbad

Obama oo Xalay jeediyay Khudbad

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa xalay khudbad uu u jeediyay xubnaha aqalka congresska ku daahfuray qorshayaal cusub oo shaqooyin lagu abuurayo, taasoo ku kacaysa lacag gaadhaysa 450 billion oo dollar.

Madaxweyne Obama wuxuu ku booriyay xubnaha Congresska inay soo afjaraan wax uu ugu yeeray ismuujinta siyaasadeed ee ka jirta Washington isla markaana si dhaqsa ah loo ansixiyo qorshihiisa shaqo abuuris

Obama wuxuu sheegay in qorshihiisan cusubi uu abuurayo shaqooyin dheeraad ah u abuurayo dadka shaqo la'aantu hayso ee dhinacyada waxbarashada.

XS
SM
MD
LG