Isku xirrada

Obama oo Xaflad Ciid u Sameeyey Muslimiinta


Obama

Obama

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa aqalka Cad ku qabtey munaasabad lagu xusaayey Ciidul-Fitriga, waxaana munaasabadaas lagu casuumey muslimiin ka kala yimid gobolada dalkan Mareykanka iyo dibadaba.

Munaasabadan waxaa madaxweyne Obama ku soo dhaweysey gabar Soomaali-Mareykan ah oo lagu magacaabo Caasha Cabdirizak Osman.

Haddaba waxaa Aabaha dhalay gabadhasi Cabdirasaaq Cusman uu Falastiin Axmed Iimaan uga warmaay sida uu u arko gabadhiisa cashadan lagu marti qaadey iyo dareenkiisa.

XS
SM
MD
LG