Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Obama oo Safarkiisii ugu Horreeyey ku Tagay Israel


Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa waxaa safarkiisii ugu horreeyey isagoo madaxweyne ah maanta ku tagay Israel, waana bilowga socdaal saddex maalmood qaadanaya oo uu ku marayo gobolka ay mashaakilaadka hareeyeen ee Bariga Dhexe.

Mr. Obama waxaa soo dhoweeyey Raiisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu iyo Madaxweyne Shimon Peres markii uu ka soo degey garoonka diyaaradaha ee Ben Gurion Airport ee magaalada Tel Aviv.

Safarkii Obama ee Israel.
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:18 0:00
XS
SM
MD
LG