Isku xirrada

War

Nuxurka Qodobada Heshiiskii London


Nuxurka Qodobada Heshiiskii London

Nuxurka Qodobada Heshiiskii London

Shalay waxaa ku soo gagabgaboobay magaalada London shir weyne caalami ah oo ku saabsan Soomaaliya, Ra’isul Wasaaraha Britian oo shirkaasi martigeliyay ayaa ku tilmaamay Shirka mid Soomaaliya u horseeday barwaaqo weyn iyo xasilooni, dunidana ay ku taageereyso.

Hadaba waxyaabihii ugu waaweynaa heshiiskaasi halkan hoose ee qoraalka ka dhageyso

XS
SM
MD
LG