Isku xirrada

War

Norway: Dadkii Dhintay oo Wiil Soomaali ahi ku Jiray


Norway: Dadkii Dhintay oo Wiil Soomaali ahi ku Jiray

Norway: Dadkii Dhintay oo Wiil Soomaali ahi ku Jiray

Dadkii ku dhintay weeraradii ka dhacay Norway ayaa la sheegay inuu ku jiray wiil Soomaali ah, halka gabar Soomaali ahna la la'yahay.

Dadkii ku dhintay weeraradii ka dhacay Norway ayaa la sheegay inuu ku jiray wiil Soomaali ah, halka gabar Soomaali ahna la la'yahay. Dhalinyaradan ayaa la sheegay inay joogeen goobtii xasuuqa badani ka dhacay.

Qaasim Cabdulle Xussein (Qaasim –Nero) oo ah wariye ku sugan ayaa VOAda u sheegay in labo wiil oo la dhashay wiilka dhintay ay iyaguna joogeen goobta weerarku ka dhacay, hase yeeshee ay ka badbaadeen weerarkaas.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG