Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nolosha Hablaha Soomaaliyeed (Q-3aad)


Nolosha Hablaha Soomaaliyeed (Q-3aad)
Nolosha Hablaha Soomaaliyeed (Q-3aad)

Qeybtan saddexaad waxay ka hadlaysaa guurka iyo hablaha da'da yar ku guursada iyo waliba raga da'da weyn ee hablaha guursada

Qeybtan Saddexaad ee nolosha hablaha Soomaaliyeed waxay ku saabsan guurka, gaar ahaan gabdhaha da'da yar ku guursada, fikradaha ay ka haystaan guurka iyo waliba cawaaqibka ay kala kulmaan.

Qeybtan ayaa waxay kaloo ka hadlaysaa rag da’ah oo gabdho yar yar lagu daray oo ka warramaya guurka gabdhaha yaryar.

Haddaba barnaamijkan waa qeybtii saddexaad waxaana soo diyaarisay Falastiin Axmed Iimaan.

XS
SM
MD
LG