Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nin Soomaali ah oo lagu xiray Holland


Ciidamada ayaa uga shakiyay in ninkaasi uu ka tirsan yahay kooxda al-Shabaab

Booliska magaalada Amistardam ee dalka Holland ayaa xiray nin Soomaali ah oo haysta dhalashada dalka Britain.

Ninkaasi la xiray oo aan magaciisa shaaca laga qaadin ayay ciidamadu kala soo degeen diyaaraddii uu saarnaa oo ku socotay dalka Uganda.

Saraakiisha booliska ee dalka Holland ayaa ninkaasi ka soo qabtay garoonka diyaaradaha ee Schiphol, mana jirto wax faah faahin ah oo ay ka bixiyeen xarigga ninkaasi.

XS
SM
MD
LG