Isku xirrada

War

Martida Makrafoonka iyo Daahir Aweys


Sh Xasan Dahir

Sh Xasan Dahir

Barnaamijka martida Makrafoonka todobaadkan waxaa marti u ah guddoomiyaha ururka Xizbul-Islam, Sh. Xasan Dahir Aweys oo arrimo kala duwan ka hadlaya.


Sheekh Xasan ayaa barnaamijkan oo uu soo diyaariyay wariyaha VOAda ee qaaradda Yurub Cabdisalaan Hereri waxaa uu kaga warramayaa arrimo ay ka midyihiin sida uu u arko go’aandii shirkii midawga Africa.

Sidoo kale waxa uu kaga hadlayaa goosashada ku xigeenkiisii Xasan Turki .

Sh Xasan Daahir Aweys ayaa sidoo kale ka warramaya nolosha ceelasha biyaha oo xaruun u ah iyo qodobo kale.

Barnaamijka oo dhamaytiran ka dhegayso midigta sare ee boggan.

XS
SM
MD
LG