Isku xirrada

War Deg-Deg ah

New York: Carqaladda Somalia oo laga Digay


New York: Carqaladda Somalia oo laga Digay
New York: Carqaladda Somalia oo laga Digay

La taliye ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ka digay carqaladda Soomaaliya inay saameyn ku yeelato xasiloonida dalalka deriska la ah Somalia.

La taliye ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ka digay carqaladda Soomaaliya inay saameyn ku yeelato xasiloonida dalalka deriska la ah Somalia.

Mustafa Cali oo Qaramada Midoobay kala taliya dagaallada Soomaaliya ayaa sheegay in dagaallada ka socda Soomaaliya ay dhiirigelin karaan inay falal argagixiso ka dhacaan dalalka Soomaaliya deriska la ah.

Wuxuu sheegay in shacabka dalka Kenya ay aad u hadal hayaan 11 qof oo ay xir xireen booliska Kenya, kuwaasoo lala xiriirinayo inay ka qeybgaleen dagaaladii ka dhacay Beled Xaawo.

XS
SM
MD
LG