Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Golaha Wasiirrada Cusub oo lagu Dhowaaqay


Ra'iisul-wasaare Cabdiweli
Ra'iisul-wasaare Cabdiweli
Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cabdweli Sheekh Axmed ayaa goor dhowayd ku dhowaaqay Golihiisa cusub ee wasiirrada oo ka kooban 25 wasiir. Hoos ka akhriso liska Golaha Wasiirrada.

1. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane C/laahi Goodax Bar
2. Wasiirka Maalliyadda Mudane Xuseen Cabdi Xalane
3. Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud
4. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle
5. Wasiirka Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed
6. Wasiirka Waxbarashada Mudane Axmed Maxamed Guraase
7. Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Mudane Yuusuf Cali Aamiin
8. Wasiirka Qorsheynta Mudane Saciid C/laahi Maxamed
9. Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Faarax Sheekh C/qaadir Maxamed
10. Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Mudane Jaamac Axmed Maxamed (Oday)
11. Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow
12. Wasiirka Gaadiidka iyo Duulinta Hawada Mudane Saciid Jaamac Maxamed Qoorsheel
13. Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Nucmaan Sheekh Ismaaciil
14. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Ibraaahin Xaaji Aadan
15. Wasiirka Beeraha Mudane Cabdi Axmed
16. Wasiirka Sportiga iyo Dhalinyarada Mudane Khaalid Cumar Cali
17. Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare Mudane Ducaale Aadan Maxamed
18. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Aadan Maxamed Nuur
19. Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska Eng Nadiifo Maxamed Cusmaan
20. Wasiirka Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Aadanaha Khadiijo Maxamed Diiriye
21. Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Mudane Maxamed Coloow Baroow
22. Wasiirka Macdanta Mudane Daa’uud Maxamed Cumar
23. Wasiirka Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Mudane Saalim Caliyoow Ibroow
24. Wasiirka Caafimaadka Mudane General Axmed Maxamed Maxamuud
25. Ku Xigeenka Ra’isulwasaaraha ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed
XS
SM
MD
LG