Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Netherland oo Qaadka Mamnuuceysa


Netherland oo Qaadka Mamnuuceysa
Netherland oo Qaadka Mamnuuceysa

Dowladda Netherlan ayaa Mamnuucday isticmaalka khaadka, oo ay mujtamaca ugu badan ee isticmaala qaadka dalkaasi la geliyo ay tahay Somalida.

War si wada jir ah ay u soo saareen ha’adaha socdaalka, caafimaadka iyo cadaaladda ee dalkaasi ayaa lagu sheegay in qaadku uu yahay daroogo sidaasi darteedna dalkaasi uu mamnuuc ka yahay.

Wareysi aan kala yeelanay Cabdi Malik Yusuf oo ka tirsan hay’adda Dalmar Foundation qeybta hoose ee qoraalkan ka dhageyso

XS
SM
MD
LG