Isku xirrada

War

Natiijada Shirkii Stanbul


Shalay waxaa magaalada Stanbul ee dalka Turkiga lagu soo gabagabeeyay shir caalami ah oo laba maalmood socday oo looga hadlayay arimaha Somaliaya.

Shirkaasi ayaa waxaa laga soo saaray war murtiyeed ka koobnaa qodobo door ah oo ku saabsan wax ka qabashada amaanka, dhaqaalaha, iyo dib u dhiska somaliya.

digniin uu ka jeediyay shirka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Bankii-moon, hadal uu ka jeediyay wasiirka arimaha dibadda ee Britian, madaxweynaha Somaliya iyo Wareysiyo iyo warbixinno ku saabsan shirka halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG