Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nashville: Dhaliyaro La Maxkamadeynayo


Dacwadda sagaal ka mid ah 29 dhalinyaro Somali ah oo u xiraa tan iyo sanadkii 2010kii, tuhunno la xiriira ka ganacsiga jirka gabadho caruur ah ayaa shalay dib uga bilaabatayMagaalada Nashville ee xarunta Gobolka Tennessee ee dalkan Mareykanka.

Wariye Saacid Abshir Bacadle oo ka tirsan Nashville Somali TV oo aan khadka taleefanka ku wareysanay halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG