Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nairobi: Mareykanka oo Ka Digay Qaraxyo


Safaarada Mareykanka ee Kenya ayaa shalay soo saartay digniin argagixisanimo oo ku wajahan muwaadiniinteeda dalkaasi ku sugan, iyagoo uga digtay weeraro suura gal ah in lagu qaado Hotelada magaalada Nairobi, iyo dhismooyinka dowladda Kenya.

Xilliga uu weerarka dhacayo ma aysan sheegin safaarada, laakiin war ka soo baxay ayey ku sheegtay inay heyso sabab ay ku aamini karto in qaban qaabada weeraradaasi ay maraan marxaladii ugu dambeysay.

Wareysi aan arintaasi kala yeelanay C/wahab Sheikh Cabdisamad oo ka tirsan xarunta cilmi baarista ee Southlink.

XS
SM
MD
LG