Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nabad la Dhexdhigay Beello ku Dagaallay Puntland


Suldaan Maxamed Siciid Garaase oo ka mid ah Isimadda Puntland ayaa sheegay in nabad dhex dhigeen labo beelood oo dagaal u dhexeeyey.

Suldaanka ayaa ka hadlaya sidii ay ugu kala gar qaadeen labadii beelood ee ku dagaalamaya gobolka Karkaar ee bariga Puntland.

Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG