Isku xirrada

War Deg-Deg ah

M/weyne Geelle iyo Sharif Xasan oo Kulmay


M/weyne Geelle iyo Sharif Xasan oo Kulmay
M/weyne Geelle iyo Sharif Xasan oo Kulmay

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shalay Jabuuti kulan kula yeeshay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sh. Aadan ayaa shalay kulmay.

Kulanka labada mas'uul waxauu ka dhacay magaalada Jabuuti, waxayna ka wadahadleen xaaladda Soomaaliya.

Guddoomiye Shariif Xasan ayaa ka raali geliyay madaxweyne Geelle, eedeeyntii uga timid ku xigeenkiisa koowaad, wuxuuna sheegay in madaxweyne Geelle uu ammaan mudan yahay sida uu uga qeyb qaato xal u helidda dhibaatada Soomaaliya.

XS
SM
MD
LG