Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Xaaladda Xaamud Cabdi Suldaan


Djibouti
Djibouti

Xaamud Cabdi Suldaan, ayaa waxa uu imninka ku jiraa oo lagu daweynayaa Isbital ku yaalla magaalada Jabuuti.

Dadka ku dhaawacmay shaqaaqada shalay ka dhacday xaafadda Balbala ee magaalada Jabuuti, waxaa ka mid ah Wasiirkii hore ee Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Xaamud Cabdi Suldaan.

Xaamud Cabdi Suldaan, ayaa waxa uu imninka ku jiraa oo lagu daweynayaa Isbital ku yaalla magaalada Jabuuti.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa goor dhowayd khadka telefoonka kula xidhiidhay wiilkiisa Najmudiin Xaamud Cabdi Suldaan iyo mid ka mid ah siyaaisyiinta mucaaradka oo lagu magacaabo Khadar Cabdi Ibraahim oo sheegay inuu la joogo Xamaud Cabdi Suldaan,

Waxaa hadalka ku horreynaya Najiib Xaamud oo ka hadlaya xaaladda aabihiis.

Xaaladda Xaamud Suldaan
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:12 0:00

XS
SM
MD
LG