Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Murankii Guurtida Somaliland oo xal loo helay


Shirguddoonka Guurtida
Shirguddoonka Guurtida

Guddi Gaara oo loo Xilsaaray Xal u Helidda Khilaaf u dhexeeyey Shirguddoonka Golaha Guurtida Somaliland ayaa Maanta fadhigii Golahaas kaga Dhawaaqay inay soo afjareen khilaafkaasi.

Guddi Gaara oo loo Xilsaaray Xal u Helidda Khilaaf u dhexeeyey Shirguddoonka Golaha Guurtida Somaliland ayaa Maanta fadhigii Golahaas kaga Dhawaaqay inay soo afjareen khilaafkaasi.

Guddigan ayaa meesha ka saaray labadii guddi ee joogtada ahaa ee asalka u ahaa kala arti duwanaanshaha iyo khilaafaadka soo dhexgalay shirguddoonka golaha Guurtida.

Xubnaha Golaha Guurtida ee maanta soo xaadiray fadhigaasi ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay qodobada lagu soo afjarayo khilaafka guurtida.

Dhinaca kalen, Waxaa maanta Hargeysa ku soo xidhmay shir ay lahaayeen wafdi ka socday deeq bixiyaaasha beesha caalamka iyo mas'uuliyiinta Somaliland.

Qeybta hoose ee qoraalka ka dhagayso warbixinada ka hadlaya heshiiska Guurtida iyo shirka Hargeysa.


La Xiriira

XS
SM
MD
LG