Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdsiho: Shariif Xasan ha Yimaado Dalka


Muqdsiho: Shariif Xasan ha Yimaado Dalka
Muqdsiho: Shariif Xasan ha Yimaado Dalka

Xildhibaano shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay guddoomiyaha baarlamaanka inuu dalka ku soo laabto.

Xidhibaanadan ayaa shirka isugu yimid xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, halkaasoo ay ka sheegeen inay doonayaan in uu dib u furmo kalfadhiyada baarlamaanka, sidaasi darteedna ay doonayaan in guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan uu dalka ku soo laabto.

Fadhiga maanta waxaa isugu yimid xildhibaano gaaraya 90, kuwaasoo sheegay inay isku afgarteen inay maalin walba isugu yimaadaan xarunta baarlamaanka, guddoomiyaha iyo xidhibaanada kale ay ugu baaqeen inay si deg deg ah dalka ugu soo laabtaan.

XS
SM
MD
LG