Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaano Muqdisho ku Kulmay


Xildhibaano Muqdisho ku Kulmay
Xildhibaano Muqdisho ku Kulmay

Shir aan cidi shir-guddoomin ayaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay, iyada oo labada qeybood ee baarlmaanku ay golaha wada joogeen

Shir aan la shir-guddoomin ayaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay, iyada oo labada qeybood ee baarlmaanku ay golaha wada joogeen.

Labada dhinac ayaa mid walbaa ku andacooday in ajendihiisii fulay.

Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG