Isku xirrada

War

Muqdisho: Taageero ka Timid Djibouti


Muqdisho: Taageero ka Timid Djibouti

Muqdisho: Taageero ka Timid Djibouti

Dawladda Djibouti ayaa Somalia u dirtay gargaar iskugu jira raashin, dawo iyo gaari nooca gargaarka degdegga ama Ambulance-ka loo yaqaan

Dawladda Djibouti ayaa Somalia u dirtay gargaar iskugu jira raashin, dawo iyo gaari nooca gargaarka degdegga ama Ambulance-ka loo yaqaan.

Gargaarkaas ayaa waxa DKMG ee Somalia guddoonsiiyey danjiraha Dibouti ee u fadhiya Somalia, Dayib Dubbad Rooble waxana ka guddoomay Wasiirka Ganacasiga, ahna Ra'iisal Wasaare ku-xigeenka DKMG ee Somalia, Cabdiwahaab Ugaas Xuseen.

Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG