Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Shirkii Wadatashiga oo Furmay


Muqdisho: Shirkii Wadatashiga oo Furmay
Muqdisho: Shirkii Wadatashiga oo Furmay

Wufuud fara badan oo ka socota bulshada caalamka, maamul-goboleedyada, iyo madaxda DKMG ah ayaa qeyb ka ahaa xafladda furintaaka ee shirka.

Wufuud fara badan oo ka socota bulshada caalamka, maamul-goboleedyada, iyo madaxda DKMG ah ayaa qeyb ka ahaa xafladda furintaaka ee shirka.

Daawo Sawirada Shirka

Shirka ayaa socon doona saddex maalmood, lagagana hadli doonaa afar qodob oo ay ka mid yihiin dhameystirka dastuurka, nabadgelyada iyo dib-u-heshiisiintu.

Wareysi shirka ku saabsa qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG