Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Sannad kadib Bixistii al-Shabaab


Sannad ayaa maanta ka soo wareegatay markii ururka Al-Shabaab uu ka baxay magaalada Muqdisho.
Al-Shabaab ayaa sheegtay in Muqdisho ay uga baxday xeelad dagaal awgeed, balse dowladda KMG ayaa sheegtay in ururka al-Shabaab xoog looga saaray magaalada .
Muqdisho waxaa maanta ka dhacay dibedbax lagu xuayay sannad-guurada 1aad ee ka soo wareegatay bixistii al-Shabaa.
Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo dadkaasi la hadlay ayaaa sheegay in maanta ay tahay maalin faraxad ah oo nabadeed kadib markii laga adkaaday argagixsida.

Qeybta hoose ka dhageyso warbixin iyo falanqeyn.

please wait

No media source currently available

0:00 0:09:07 0:00
XS
SM
MD
LG