Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Qarax ka dhacay Suuq-Bacaad


Muqdisho: Qarax ka dhacay Suuq-Bacaad
Muqdisho: Qarax ka dhacay Suuq-Bacaad

Ugu yaraan 4 qof oo ay ku jirto qof haweenay ah ayaa dhintay, 8- kalena way dhaawacmeen kaddib markii maanta uu qarax ka dhacay Suuq-Bacaad ee magaalada Muqdisho.

Qaraxan ayaa ka dhashay walxaha qarxa oo halkaasi looga tagay, waxaana la sheegay inay walxahaasi ay caruur ku ciyaaraysay ka hor intuu uusan qarxin.

Dadka uu dhaawacu soo gaadhay ayaa la sheegayaa in qaarkood uu dhaawacoodu uu halis yahay.

Suuq-Bacaad ayaa waxay ka mid tahay goobihii ay dhawaan ka baxday kooxda al-Shabaab.

XS
SM
MD
LG