Isku xirrada

War

Muqdisho: Dibadbax Lagaga soo Horjeedo Al-Shabaab


Muqdisho: Dibadbax Lagaga soo Horjeedo Al-Shabaab

Muqdisho: Dibadbax Lagaga soo Horjeedo Al-Shabaab

Madaxweynaha DKMG, Ra'iisal Wasaaraha iyo madax kale ayaa ka qeyb galay dibadbax ka dhacay Garoonka kubadda cagta ee Konis Stadium

Madaxweynaha DKMG Shariif Sheekh Axmed, R'aiisal Wasaare Cabdiwali M. Cali-Gaas iyo madax kale oo DKMG ah ka tirsan ayaa ka qeyb galay dibad bax ka dhacay Garoonka kubadda cagta ee Konis Stadium.

Dibadbaxan ayaa lagaga soo horjeeday falkii afarta bishan October ka dhagay xaruntii Hargaha iyo Saamaha ee magaalada Muqdisho oo hoy u ahayd ilaa 8 wasaaradood oo ka tirsan DKMG ah ee Somalia.

Warbixin arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG