Isku xirrada

War

Muqdisho: Dhisme Dumay oo Dad ku Dhintay

  • Mukhtaar Catoosh

Muqdisho: Dhisme Dumay oo Dad ku Dhintay

Muqdisho: Dhisme Dumay oo Dad ku Dhintay

Labo qof ayaa ku dhintay saddex kalena waa ay ku dhaawacantay markii xaruntii UNICEF ee magaaalada Muqdisho ay duntay dadna ku dhinteen

Labo qof ayaa ku dhintay saddex kalena waa ay ku dhaawacantay markii xaruntii UNICEF ee magaaalada Muqdisho ay duntay dadna ku dhinteen.

Xaruntan ayaa ku taallay degmada Waaberi, waxana sanadihii u dambeeyey buux dhaafiyey dad kusoo barakacay magaalada Muqdisho. Dadkii dhaawacmay ayaa waxa loo qaaday cisbitaalada caasimadda.

Wareysi arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG