Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Dagaallo iyo Duqeyn Dhimasho Dhaliyay


Muqdisho: Dagaallo iyo Duqeyn Dhimasho Dhaliyay
Muqdisho: Dagaallo iyo Duqeyn Dhimasho Dhaliyay

Ugu yaraan 17 qof oo rayid ah ayaa ku dhintay inka badan 34 kalena waa ay ku dhaawacmeen Qaraxyo iyo Duqeymo ka dhacay Muqdisho.

Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay inka badan 30 kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii ay duqeymo iyo qaraxyo ay ka dhaceen magaalada Muqdisho.

Goobjooge ku sugan Muqdisho ayaa VOA-da u sheegay in dadka badankii ay waxyeelladu ka soo gaartay madaafiic ku hoobatay suuqa Bakaaraha. Goobjooguhu wuxuu sheegay in dadka dhintay ay ahaayeen dad rayid ah oo suuqa ka adeeganayay.

Duqeynta maanta la geystay ayaa la sheegay inay ahayd mid baahsan oo ay gaartay qeybo badan oo Muqdisho ka tirsan oo ay kala yihiin Bakaraha, Suuqyada Sarifka, Daawada, Black Sea, Sanca Suuq Bacaad iyo ilaa Jeneraal Daauud oo ka tirsan waqooyiga Muqdisho.

XS
SM
MD
LG