Isku xirrada

War

Muqdisho: Bililiqo loo Geystay Mucaawino


Muqdisho: Bililiqo loo Geystay Mucaawino

Muqdisho: Bililiqo loo Geystay Mucaawino

Ugu yaraan lix qof oo barakacayaal ahayaa la dilay, xilli bililiqo loo geysanayay raashiin mucaawino ah oo koox dabley ah ay dhacday.

Ugu yaraan lix qof oo barakacayaal ahayaa la dilay, xilli bililiqo loo geysanayay raashiin mucaawino ah oo koox dabley ah ay dhacday..

Goob joogayaal ku sugan xerada barakacayaasha ee Badbaado ee magaalada Muqdisho ayaa VOA u sheegay, in rag hubeysan oo lebistaa dharka ciidanka dowladda ay isku dayeen inay dhacaan raashiinka mucaawinada ah, ka dibna ay rasaas isweydaarsadeen ciidamo ka tirsan dowladda oo ilaalo ka hayay sahayda gargaarka.

Goobjoogayaashu waxay sheegeen in lixda qof ee dhimatay ay yihiin dad barakacayaal ah.

XS
SM
MD
LG