Isku xirrada

War

Muqdisho: Barakayaal Guryo loo Dhisay

  • Abdulaziz Osman

Muqdisho: Barakayaal Guryo loo Dhisay

Muqdisho: Barakayaal Guryo loo Dhisay

Hay'adda DBG ayaa 50 guri u dhistay, kuna wareejisay dad barakacayaal oo ku sugan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho

Hay'adda DBG ayaa 50 guri u dhistay, kuna wareejisay dad barakacayaal oo ku sugan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Dadkan oo la il-darnaa dhibaatooyinka dhinaca cimilada ayaa aad ugu mahadiyey dadaalkan loo sameeyey.

Warbixin arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG