Isku xirrada

War

Muqdisho: Barakacayaal Magaalada Dibadda looga Saarayo


Warsaxaafadeed kasoo baxay gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in 27,000 oo qoys xeryo magaalada Muqdisho ka baxsan la dejin doono

Warsaxaafadeed kasoo baxay gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in 27,000 oo qoys xeryo magaalada Muqdisho ka baxsan la dejin doono.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in ay si wanaagsan u qorsheeyeen dejinta dadkan oo aanay noqon mid dadka lagu dayacayo.

Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG