Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Noloshii Fu'aad Amiin oo Ku Dhintay Weerarkii Naasa-Hablood


Naasa-hablood Attack
Naasa-hablood Attack

Weerarada argagixisada ah ee kooxda Al-Shabaab ay fuliso waxaa inta badan ku dhinta dad shacab ah oo aan waxba galabsan oo kooxdan ay beesgato.

Weerarkii ugu dambeeyey ee Hotel Naasa-Hablood ay kooxdan ku qaaday ayaa waxaa dadkii ku dhintay ka mid ahaa aqoonyahan da’yar oo lagu magacaabay Fu’aad Amiin.

Fu’aad waxa uu ku dhashay dalka Imaaraadka Carabta, isaga oo ka baxay Jaamacadda Mareykanka ee Shaariqa, oo uu ka bartay maaliyadda.

Fu’aad ayaa isaga oo ka shaqeynaya mid ka ah bankiyada ugu weyn ee Bariga Dhexe isaga tagay, kana doortay inuu dalkiisa ku caawiyo waxa uu bartay.

Warbixintan ayaa waxaa ka diyaariyey Xuseen Barre oo wareystay aabihiis.

Warbixin: Noloshii Fu'aad Amiin
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:34 0:00

XS
SM
MD
LG