Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Obama oo ka Hadlaya Shirka Guud ee QM


Barack Obama
Barack Obama

Madaxweyne Barack Obama ayaa khudbadiisa shirka guud ee QM wuxuu kaga hadlay dadaallada Mareykanku uu hormuduka ka yahay ee Bariga Dhexe.

Madaxweyne Barack Obama ayaa khudbadiisa shirka guud ee QM wuxuu kaga hadlay dadaallada Mareykanku uu hormuduka ka yahay ee Bariga Dhexe.

Obama ayaa difaacay heshiiskii Nukliyerka Iiraan, isagoo Iraanna u soo qaatay tusaale ahaa, oo uu sheegay in iskaashi caalami ah haddii la helo wax walba la gaari karo.

Madaweynaha Mareykanka aya sidoo kale ka hadlay qalalaashaa Siiriya ka jira, waxana uu ku baaqay baahida loo qabo dadaallo dhowr ah oo milateri oo ka dhanka ah kooxda Islaamiga ah ee Siiriya, lana raadiyo xal siyaasadeed laga gaaro dhibaatada Siiriya ka jirta.

XS
SM
MD
LG