Isku xirrada

War

Xusni Mubaarak oo Is-casilay


Xusni Mubaarak oo Is-casilay

Xusni Mubaarak oo Is-casilay

Madaxweynaha dalka Masar ayaa iscasilaadiisa kaga dhowaaqay magaalada Sharmal-Sheekh

Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Xusbi Mubaarak ayaa iscasilay, sida uu shaaciyay madaxweyne ku xigeenka Cumar Sulaymaan.

Madaxweyne Mubaarak ayaa iscasilaadiisan ay timid ka dib markii ay xoogaysteen mudaaharaadyada lagu diidan yahay ee ka dhacaya dalkaasi.

XS
SM
MD
LG